War Deg Deg Ah: Maxamed Ugaas Xaashi Iyo Kooxdi Bac-madoow Oo Hadda Ku Sugan Garoonka Garbahaarey Una Dhoofay Doolow..

0

Wararka iminka naga soo gaaraya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Maxamed Ugaas Xaashi iyo Kooxdiisi Bac-madoow ay hadda ku sugan yihiin Garoonka Garbahaarey unna dhoofayaan dhanka degmada Doolow

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in iminka ay soo dageyso diyaarada qaadi lahayd Maxamed Ugaas Xaashi iyo Kooxdiisa Bacmadow si ay u geeyso Doolow.

Waxii ka soo kordha Warkan kala soco Allgalgaduud Media