Waxaan ku wargelinaynaa dhamaan jaaliyada beesha Sade ee degan Holland in ay ka soo qeybgallaan shir ballaaran ee lagu qabanayo magaalada Delft ee dalka Holland Maalinta Sabtida ah oo ay taariikhduna tahay 28/02/2014 Saacaduna waa 14:00.
Shirkaan oo looga hadalayo sidii looga tashan lahaa horumarinta degaanada ay beeshu degen tahay.