FIIRSO : Siyaasi Caan Ka ah Somalia & Caalamkaba Oo Ceebtii Dheereed Ka Raacday Kulan Caalami ah

0

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa fahmi waayay luuqada Ingiriiska oo uu ku hadlayay Madaxweyne Ku xigeenka dalka Kenya William Ruto xili lagu soo dhoweeyay xafiiska Willium Ruto.

Shariif Xasan ayaa luuqada Afka Soomaaliga isagoo u turjumayay qof ku hadlay Afka Soomaaliga iyo Ingiriiska.

Waxaa la sheegaa in Shariif Xasan, heerka waxbarasho uu aad ugu hooseeyo, balse ka faa’ iideystay mudadii burburka isagoo ahaa ganacsade waqtiga saaciday.

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo