Xaaladda Deegaanka Goof-gaduud ee duleedka Gobolka Bay ayaa lasoo sheegayaa in maalmihii dambe ay soo hagaageysay.
Mudo badan waxaa Deegaanka ka dhacayay Dagaalo dhiig ku daatay oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Al Shabaab.
Gudoomiyaha Deegaanka ayaa ugu baaqay Dadka Koofur Galbeed in hal meel ay uga soo wada jeestaan waxa uu ugu yeeray Argagixisada.
Hoos ka dhageyso”