(Dhageyso) War Cusub:-M/weyne Xasan”Dagaalka Gobolka Hiiraan lama rabo in la soo Afjaro”

0

Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka  ah ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Shalay ka hor hadlayay  Mas’uuliyiin iyo Odayaal uu kula kulmay Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa soo hadal qaaday Dagaaladii ka dhacay Degaanka Deefow ee Gobolkaasi Hiiraan.

Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Odayaasha Dhaqanka Gobollka Hiiraan aysan Daacad ka aheyn Joojinta iyo soo afjarida  Colaada Gobolka Hiiraan.

“Maamulka iyo Odayaasha Gobolka Madoonayaan in la soo Afjaro Colaada,waa markii Afraad oo Hiiraan aan u imaado soo Afjarida Colaada,waxaan ku baaqayaa in laga wada Shaqeeyo Xalinta Colaada Gobolka si looga gudbo Dagaalada.

Hadalka madaxweynaha Soomaaliya ayaa imaanaya’iyadoo Shalay Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ay Booqdeen Magaalada Baledweyne ee Gobolkaasi Hiiraan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka: