Gaashaanle Xuseen Keeroow oo hogaaminaya Ciidamada Baaritaanada ka wada Magaalada Baydhabo ayaa Dadka ugu baaqay inay kala shaqeeyaan Amaanka.
Hadalkaan waxa uu ka dambeeyay howgallo xiriir ah oo ka soconayay magaalada maalmahaan kuwaasi oo lagu qabtay Dad badan oo Xabsiga la dhigay.
Hoos ka dhageyso: