(Dhageyso) Maamulka Sh/hoose oo ka hadlay Dagaal ka dhacay Qoryooleey.

0

Gudoomiye kuxigeenka dhinaca arrimaha Bulshada Maamuylka Sh/hoose  Cumar Maxamuud Cilmi ayaa meesha ka saaray in Dagaal dhawaan ka dhacay Degmada Qoryooleey uu salka ku hayo arrimo Beeleed.

Hadalkaan waxa uu ka dambeeyay kadib markii dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay Dagaal ka dhacay Deegaankaasi oo la sheegay in uu daba socdo Dagaal beeleedyadii ka dhacayay Gobolka.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in dagaalkaasi uu u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Dadka ay kasoo sheegteen Dadka Shacabka ah oo uu ku tilmaamay Burcad.

Hoos ka dhageyso codka: