(Dhageyso) Ahlu Sunna oo Oo Cadeysay waxa keenay Xiisada Guriceel.

0

Iyadoo Xiisad dagaal  ay kasoo cusboonaatay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa dhinac ka mid dhinacyada ku dagaalamaya halkaasi waxa ay faahfaahiyeen waxa Xiisada keenay.

Gudoomiyaha Ahlu Sunna ugu magacaaban Guriceel Xuseen Salaad ayaa sheegay in dhaqdhaqaayada jira ay sabab u tahay in Ciidamo badan oo ka tirsan dowladda oo lasoo dhigay Duleedka Degmada.

Waxa uu meesha ka saaray in Ahlu Sunna ay ka baxday xabadjoojinta.

Hoos ka dhageyso codka: