Warar ka Naga Soo Gaaraya Magaaladda Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan Ayaa Sheegaya in Ay Suurtagal Tahay in Maanta Ay Halkaasi Gaaraan Madaxweynahayaasha Wadamadda Jabuuti iyo Somaliya si Ay Ugu Kuur Galaan Xaaladda Ciidamadda Jabuuti Ee Jogga Gobolka Hiiraan.
Wariyayaasha Ayaa Soo Sheegaya inuu Haatan Halkaasi ka Socdo Diyaar Garow balaaran oo Lagu Soo Dhaweeynayo Madaxweyne ismaacil cumar Gelle iyo Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud laakiin Waa Suuragal in safarkaasi Uu Baaqdo.
Shalay Ayeey Aheyd Markii m Madaxweynaha Dalka Jabuuti Uu Soo Gaaray Magaaladda Muqdisho Ee Caasimadda Somaliya.
La soco faah faahinta iyo wixii ku soo kordha.