(Dhageyso) Ximin iyo Xeeb oo bilaabaysa Bixinta Kaararka Aqoonsiga Qofka.

0

Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Maaamul Goboleedka Ximan Iyo Xeeb Maxamed Xaaji Xuseen ayaa sheegay in Dhawaan Lasamay Xaafiiska Kaarka Aqoonsiga Kaa Oo ka Turjumaya Hawlaha Aad U Imaaneyso Deganada Ximan Iyo Xeeb Waxaana Dhamaan Dadka Lu Wargaliyay In ay Iska Diiwaan Galiyaan Xafiiska Karka Aqoonsiga
Waxaana Dhawaan Dib Loo Furayaa Xaafiiskii Basaboorada IYo Nishnaal aydhiiga Kaa Oo Horay Uga shaqen Jiray Cadaado malse Dib U Habayn ay Ku Socoday Mudadii Danbe

Magalada Cadaado ayaa Waxaa ka Muuqda Dadaalada ay Ugu Jirto Hormarinta Dhinacya Kala Duwan Ee Adeegya Bulshada.