Madaxa Arimaha Bulshadda Maamulka Dagmadda Caabudwaaq Khaliif Cabdi Samad Cali Oo La Hadlay Warbaahinta Ayaa ugu Baaqay Dowladda Somaliya in La Caawiyo Dadka Xaaladda Nolol Xumo Ay Ku Heysato Dagmadda Caabudwaaq Gaar Ahaan Xarumaha Barakacayaasha ee Ay Daganyihiin Dadka Soo barakacay.
Khaliif Karinley Ayaa Xusay in dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Samafalka Looga Baahanyahay Taakuleynta Dadka Ka Soo barakacay Dagaaladda Sokeeye ee dalka kuwaas Oo haatan Ku Sugan Ku dhawaad 7-Kaam Ama Qaxooti Oo Ku Yaalla Hareeraha Magaaladda Cabudwaaq.
Ugu Danbeyn Ayuu Ugu Baaqay Jaaliyadaha Dibadda Ee Ka Soo jedda Deegaanadaasi iney Ka Qeyb qaataan Gurmadka Dadkaasi Somaliyeed.
Hoos ka dhageyso Codka: