(Dhageyso) Wasiirka Caafimaadka oo booqatay Dhaawacyada Qaraxii Shalay.

0

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukumadda Soomaaliya Xaawo Maxamed Xasan  ayaa maanta Booqaday Isbitaalada ay ku jiraan Dadkii Shalay ku  dhaawacmay Qaraxyadii Hottelka Centeral ee Magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa Isbitaalada ay tagtay waxaa kamid ah Isbitaalka Madiina ee Muqdisho iyo Isbitaalka Degfer oo la dhigay Dadkii Shalay ku dhaawacmay Qaraxyada.

Isbitaalada Madiina iyo Degfer ayaa la geeyay Dhaawacyada ugu badan ee Waxyeelada ay ka soo gaartay Qaraxyadii Shalay ka dhacay Hottelka Centeral ee Magaalada Caasimadda ee Muqdisho.

Halkaan Hoose ka dhagageyso Wareysi Wariye c/raxmaan waabari: