(Dhageyso) Qorshaha Shirka Midnimo 2 Oo Maraya Meel Xasaasi Ah+Wareysi Xasaasi Ah.

0

Xoghayaha Shirka Midnimo 2 Ee Ka Soconaya Magaaladda Garbaharey Maxamed Cali Xaashi Oo la Hadlay Warbaahinta All-Galgaduud Media Ayaa Ka warbixiyay Qorshaha Shirka Midnimo 2 Ee Ka Soconaya Magaaladda Garbahaarey Ee Xarunta Gobolka Gedo.

Maxamed Cali Ayaa Sheegay In Ay Xal Uraadinayaan Ugaasyadda Beesha Sade Oo Ay Ukala Socdaan Labo Ugaas Oo Ka Kala Socda Beesha Reer Ugaas Kuwaas Oo Xalkoodda La Raadinayo Sida Uu Sheegay.

Ugu Danbeyn Ayuu Ugu Baaqay Xumno Kale Oo Ka Socda Maamulka Axmed Madoobe Oo Ku Sugan Deegaanka Doolow Kuwaas Oo Uu Ugu Baaqay iney Dadkoodda Soo Raacaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka:

Audio Player