(Dhageyso) Faroole Oo Si Caroleh Oga Hadlay Weerarkii Shalay Ka Dhacay Muqdisho.

0

Madaxweynihii Hore Ee Dowladda Puntland Dr. Cabdirixmaan Sheikh Maxamed Faroole Oo La Hadlayay SBC Ayaa Tacsi Tiiranya Leh Udiray Dadki Ku Nafwaayay Weerarkii Shalay Lagu Qaaday Hotelka Centeral Ee Magaaladda Muqdisho,

Waxaa Uu Sheegay inuu Oga Tacsiyeeynayo Eheladii iyo Qarabaddii Uu ka Geeriyoodeen Dhamaan Dadkii Ku Dhintay Weerarkaasi,

Shalay Ayeey Aheyd Markii Weerar Galaaftay Dhimashada 25-Qof iyo Dhaawaca Dad intaas Ka Badan Uu ka Dhacay Magaaladda Muqdisho.

Hoos ka dhageyso codka: