(Dhageyso) Shir la xiriira xayiraada lagu soo rogay qaar kamid ah xawiladaha Mareykanka oo London ka dhacay.

0

Shir looga hadlayay dhibaatooyinka ay la kulmi karaan Xaawaladaha somalida ayaa xalay lagu qabtay Magaalada London ee wadanka Ingariiska.

Shirkaan ayaa lagu soo hadal qaaday dhibaatooyinka ay la kulmi karaan dhibaatooyinka Somalida ah hadii la joojiyo lacagaha ay u soo diri jireen dalkooda.

Cali Jaamac Jiraac oo kamid ahaa dadkii ka qayb galay shirka ayaa faah faahiyay wax yaabihii la isku soo hadal qaaday intii uu shirka socday

Dhawaan ayay ahayd markii bangi ku yaala Mareykanka ay sheegeen in ay joojinayaan lacagaha ay ku qaban jireen Xawaaladaha Somalida ah.

Halkaan Hoose Ka dhageyso: