(Dhageyso) isbitalka Madinna Oo La Daalaa Dhacaya Dhaawacyo Farabadan.

0

Maamulka Isbitaalka Madiina ayaa faah faahin ka bixiyay dhaawacyada la geeyay Isbitaalkaasi tiro ahaan inta ay la egyihiin iyo xaaladda dadkaan dhaawacmay,

Madaxa Caafimaadka ee Isbitaalka Madiina Duniyo Maxamed Cali ayaa sheegtay in dhaawac ahaan isbitaalkaasi loo geeyay dad tiro ahaan gaaraya 37 qof oo qaarkood dhaawacyo culus qaba.

Duniya ayaa sheegtay in 24 qof ay yihiin dadka qaraxaasi dhaawacyo kasoo gaaray 7 qof waxay sheegtay in ay yihiin dhaawacyo fudud oo u muuqday darbiyo soo dumay ama dabaysha qaraxyada oo waxyeelo gaarsiisay halka ay Tilmaantay in Laba ruux in meyd ahaan halkaasi loo geeyay.

Halkaan Hoose ka dhageyso: