Daawo Sawirro Kale Oo Kamid Ah Weerarkii maanta Ka Dhacay Muqdisho.

0

Hotel Central ayaa maanta lagu qaaday weerarro is-miidaamin ah oo ay mas’uuliyadooda sheegatay Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya oo dagaal kula jira ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Weerarradan oo ahaa kuwo is-xiga ayaa waxaa ku geeriyooday 11-ruux oo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia sida xildhibaano ay ku jiraan, waxaana ku dhaawacmay wasiirro, xildhibaanno iyo siyaasiyiin kale.

Hoos ka daawo sawirro Kale.

The wreckage of a car destroyed in a blast is seen near the Central Hotel after a suicide attack in Mogadishu A Somali government soldier walks outside the Central Hotel after a suicide attack in Mogadishu 20152206356002392153766097bc00500382eae086e0f6a7067004efb 201522063560023928877771977f6d4673823ad086e0f6a706700f55e Somali security agents are seen outside the Central Hotel after a suicide attack in Mogadishu A Somali policeman walks outside the Central Hotel after a suicide attack in Mogadishu A team of senior Somali policemen arrive at the Central Hotel after a suicide attack in Mogadishu Qarax_Hotel_Central