(Dhageyso) Xoolo dhaqato lagu dilay Gobolka Sh/dhexe.

0

Dad Xoolo dhaqato ayaa ku dagaalamay Deegaano ku dhow Degmooyinka Warshiiq iyo Raaga Ceele ee Gobolka Sh/dhexe.

Wariye  Bashiir Cali ayaa soo sheegaya in ugu yaraan 2 ruux ay ku geeriyoodeen is qabqasi ka dhashay Ceelbiyood.

Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Warshiiq Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen Kooxaha dilay Labada Qof.

Halkaan ka dhageyso Faahfaahinta.