(Dhageyso) TOP NEWS:- Cali Khalif Galeyr Oo la dagaalamaya Somaliland.

0

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Soomaaliland ay kula dagaalami doonaan Meelkasta oo ay Joogaan Khaatumo Ciidamada Maamulkaasi iyo Mas’uuliyiintoda.

Madaxweynaha Khaatumo ayaa sheegay in Soomaaliland ay ku soo duushay Shacabka Reer Khaatumo islamarkaana aysan  Aqbali doonon in Qof Reer Khaatumo ah uu is bilaash ah u geeriyoodo.

Hadalaka Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa imaanaya,iyadoo Dhawaan Ciidamada Maamulka Khaatumo iyo kuwa Maamulka Soomaaliland ay ku dagaalameen Degaanka Saaxdheer oo Xarun ay ka dhigteen Maamulka Khaatumo.

Halkaan Hoose ka Dhageyso: