Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe Dalka Soomaaliya ayaa Eedeeyn Dusha uga tuuray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud,Eedeeyntaas oo ku aadaneyd in Madaxweynaha uu Jabiyay Xabad Joojintii la kala dhex dhigay Dhinacyadii ku dagaalamay Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud.
Sheikh Maxamed Shaakir Sheikh Cali oo kamid ah Ahlusunna Mas’uuliyiinteeda ayaa Warbaahinta u sheegay in Madaxweynaha Dalka uu yiri Dadka ku dagaalamaya Gurceel ma ahan Ahlusunna,Ahlusunna Dagaalka kuma jirto.
Sheikh Maxamed ayaa intaa ku daray in hadalkaasi uu yahay mid lagu Xaqirayo Ahlusunadda Gobolada dhexe jiritaankeeda islamarkaana aan Xal u aheyn Colaada Gobolka Galgaduud.
Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay Dagaal u dheexaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Ahlusunna,inkastoo hada Xal laga gaaray Joojinta Xabada.