(Dhageyso) Adeega Caafimaadka ee Balanbale oo laga Deyrinaya.

0

Xaalad Caafimaad daro oo baahsan ayaa laga soo sheegayaa Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud taasi oo saameysay Bulshada Deegaanka.

Sida Uu All-Galgaduud media usheegay Rujal Axmed Maxamed Oo Ah Madaxa Arimaha Bulshadda ee dagmadda Balanballe.

Hoos ka dhageyso codkiisa: