(Dhageyso) Mid Ka Mid Ah Odayaasha Cabudwaaq Oo dusha kaga tuuray madaxweyne xasan sheekh in Uu Ka Danbeeyo Colaada Guriceel.

0

cawil maxamd oo kid ah odayaasha dagmada cabudwaaq ayaa dusha ka
saaray colaada ka socota guraceel Madaxweynaha somaliya xasan sheekh maxamuud isaga oo
sheegay in aay tahay wax laga naxo in madax weynihii dalka soomaaliya
uu maanta ku fakarayo wax aan laga filayn waa sida uu haddalka u
dhigaye

dhanka kale waxa uu sheegay in uu madaxweynuhu wato shaqsi isaga
jeebkiisa ah oo sida uu sheegay dano gaar ah ka leeyahay.

sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyay in aan maanta lala hayn galgaduud
gobal lala mideeyo iyada oo uu tastuurku qorayo labo gobal iyo wixiii
ka badan balse galgaduud uusan haysan xataa hal gobal

waxaa wareystay sharmaake cabdi khaliif oo ku sugan Xafiiska AGGM Ee cabudwaaq.