Gudoomiyaha dhalinyarada dagmada cabudwaaq ayaa ka warbixiyay safar uu maalmihii danbe ku marayay dagmooyinka cadaado iyo dhuusa mareeb
waxa uu gudoomiyuhu sheegay in aay ku soo mareen cadaado iyo dhuusamareeb oo si fiican loogu dhaweeyay sdoo kalena waxa uu sheegay in kaga wada hadlayaan xaalada mideynta dhalinyaradab gobalka galgaduud
waxa kale oo uu sheegay in aay wadaan sidii loo dhisi lahaa dalad aay ku mideysan yihiin dhalinyarada gobalka galgaduud
dhanka kale mar aan wax ka weydiinay in uu shirkani ka duwanaan doono shirkii hadda kohor ka dhacay dhuusamareeb oo uu kani wax qabad run ah keeni doono ayuu sheegay in aay rajo wanaagsan qabaan hadda xiligaasna aay caqabad ku noqotay dhaqaalo la aan haasatay dhalinyarada
waxaa wareystey wariye sharmaake cabdi khaliif Oo All-Galgaduud ka tirsan.
Home Wararka Maanta (Dhageyso) Gudomiyaha Ururka Dhalinyaradda Caabudwaaq Oo Ka Warbixiyay Safarro Ay Ku Tageen...