Daawo: Barnaamijka Dareenka Shacabka Iyo Colaada Magaalada Guriceel Ee Gobolka Galguduud.

0

Barnaamijka Dareenka shacabka iyo Siyaasiga ee ka baxa Hctv ayaa lagu lafa gurey waxa uu salka ku hayo colaada kasoo cusboonaatey magaalada Guri ceel oo u dhaxaysa Ciidamada DFS iyo Ciidamada Culumaa’udiinka Ahludsuna Waljameeca,maxaase loo daadiyaa dhiiga markastoo la yagleelayo Maamul goboleedyada.

Barnaamijkan waxaa ka qayb qaatey marti sharaf farabadan oo dal iyo dibadba jooga baaq nabadeedna hawada u mariyey garabyada ku dagaalamaya magaalada Guriceel.

Halkan Hoose Ka Daawo