Wareegtay Ka Soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland Ayaa waxaa Xilka Looga Qaaday Taliye Ka Tirsan Ciidamadda Puntland Kaas Oo Aan ilaa Hadda Si Cad Loo Shaacin Magaciisa iyo Jagadiisaba.
Xilka Qaadista Taliyaha Kadib Ayaa Waxaa ilaaladda Taliyaha Qaar Kamid Ah Ay Isku dayayeen iney Magaaladda Carqalad Galiyaan Balse odayaal howshaasi galay Ka Dib Ayaa La Sheegay in Xal laga Gaaray.
Waxaa Suuragal Ah In Caawa Xilka Laga Qaado Taliyayaal kale Ama Madaxda Maamulka Goboladda iyo Dagmooyinka Puntland.
Hoos ka dhageyso Wariye Abdishakur Shaa Shaa Oo Ka waramaya: