War Muriyeed Ka Soo baxay Gudigii Ku howlanaa Xal Uhelidda Dagaaladdii Ka Dhacay Dagmadda Guriceel Ee Gobolka Galgaduud Kuwaas Oo Udhaxeeyay Ciidmaadda Dowladda iyo Kuwa Ahlusunna, Waxeyna Warmurtiyeedkoodda Ku Sheegeen in loo Baahanyahay in si deg deg Ah Dadkaas Loo Gar Gaarro.
Odayaasha iyo Waxgaradka ayaa sheegay in Loo Baahanyahay in Dadka Barakacay loo Baahanyahay in Loo Sameeyo Gurmad Dag Dag Ah, Waxeyna Ka Codsadeen Hay’adda Samafalka iyo Dowladda somaliyabba iney Gar Gaar Dag Dag Ah Usameeyaan Dadkaasi.
Horay Waxaa Guriceel Oga Dhacay Dagaal Udhaxeeya Ciidamadda Dowladda Ee Gobolka Galgaduud iyo Kuwo Ahlusunna Waljameeca.
Hoos ka dhageyso warsaxafadeedka: