Madaxweynaha Maamulka la magac baxay Khaatuma Cali Khaliif Galeyr ayaa Wareysi uu siiyay Warbaahinta waxa uu ku sheegay in Puntland iyo Somaliland ay caqabad ku yihiin Maamulkiisa.
Galeyr waxa uu sheegay in hada Magaalada Muqdisho uu u joogo in wada hadalo uu la yeesho Madaxda Dowladda Soomaaliya, isaga oo dhinaca kale ku eedeeyay dowladda in aysan aqoonsaneyn Qaatuma.
Dhageyso Wareysiga Cali Qaliif Galeyr.