(Dhageyso) Beelo Heshiis Ku wada Gaaray Maanta Dhuusmareeb.

0

Waxaa Maanta Markii Uhoreysay Heshiis Wada Saxiixday Labo Beelood Oo Kamid Ah Kuwii ka Qeybgalayay Shirka Dib Uheshiisiinta Ee Todobaadyadii Udanbeeyay Ka Soconayay Magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

Xaflad Lagu Soo Bandhigayay Heshiiska Labada Beelood Ayaa waxaa Ku Sugnaa Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Galgaduud Ee Dowladda Fadralka Ah Ee Somaliya, Waxeyna Wax Lagu Farxo Ku Tilmaameen Heshiiska Labadaan Beel Ee Wada Dagga Goboladda Dhaxe ee Dalka Somaliya.

Maalmihii la Soo Dhaafay Waxaa Ka Soconayay Dagmadda Dhuusmareeb Shir Nabadeed Oo Lagu Heshiisiinayay Beelaha wada dagga Goboladda Dhaxe ee Dalka Somaliya.

Hoos ka dhageyso Codadka: