(Dhageyso) Top News:- Puntland Oo Lagu Eedeeyay Hubenta Ciidamadda Ahlusunna iyo Xaalad Adag Oo Taagan.

0

Gudoomiyaha Gudiga Taladda Maamulka Ahlusunna Sh. Cabdulaahi Cabdi Maxamed  Ayaa Si Kulul Oga Jawaabay Hadal la Sheegay inuu ka Soo yeeray Dowladda Somaliya Kaas Oo Ku Aadanaa in Puntland Ay Soo Hubeyso Ciidmada Ahlusunna Ee Dowladda Somaliya Kula Dagaalamaya Gobolka Galgaduud Ee Bartamaha Somaliya.

Cabdulaahi Cabdi Maxamed Gureey Ayaa Sheegay in Dagaaladda iyo Dhibaatadda Dadka Ka wadda Galgaduud Ay Yihiin Gen. Goobaalle iyo Gudoomiyaha Galgaduud ee Dowladda Cirfo.

Hadal Ka Soo yeeray Dowladda Ayaa Uu Sheegay in Ay Tahay Waxba Kama Jiraan, Isagunna uusan Udhalan Goboladda Dhexe Ee Uu Ujooggo Inuu Jihaaddo Sida Uu Cadeeyay.

Kol Hore Ayeey Aheyd Markii Dowladda Somaliya Ciidamadeedda iyo Kuwo Ahlusunna Ay Dagaallo Ku Dhex mareen Dagmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ee Gobolka Galgduud.

Hoos Ka Dhageyso: