iyada oo dalka soomaaliya jaadkii laga joojiyay in mudo ah ayaa waxa aay umada soomaaliyeed ku tilmaameen wax lagu farxo in qaadka la
joojiyo.
Haddaba dadweynaha Reer cabudwaaq ayaa sheegay in aay tahay wax lagu farxo in qaadkii laga waayo soomaaliya.
si kataba ahaate waxa wali magaalda lagu dhex iibiyaa qaadka loo yaqaan hareeriga oo ka soo gala magaalada cabudwaaq dhanka itopiya
waxaa warbixintaasi magaalada caabudwaaq inooga soo direy wariye Sharmaake Cabdi Khaliif Oo All-Galgaduud Oga sooo waramah Bartamaha Somaliya.
Hoos Ka Dhageyso: