(Dhageyso) Maamulka iyo Dhalinyaradda Gobolka Hiiraan Oo Kulmay.

0

Ciidamadda Wadanka Jabuuti Qeybtoodda Gobolka Hiiraan, Dhalinyaradda Gobolka Hiiraan iyo Maamulka Gobolkaasi Ayaa Kulan Ku Qaatay Magaaladda Baladweyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Waxyaabaha Ugu Muhiimsan Ee Ay Ka Wada Hadlayeen ayaa waxaa Kamid Ahaa sidii Ay Iskaga Kaashan lahaayeen Hormarinta Amaanka Iyo Kaalinta Dhalintu Ay Ka Qaadan Karto.

Kulanka Ayaa inta Uu Socday Waxaa Hadallo kala Duwan Halkaasi ka Jeediyay Madaxda Maamulka Gobolka Hiiraan iyo masuuliyiin Ku hadlayay Afka Ciidanka Hiil Walaal Ee Dalka Jabuuti.

Hoos Ka Dhageyso Cododkoodda: