(Dhageyso) Duqeyn Ka Dhacday Dagmadda Jilib Ee Gobolka Jubada Dhexe

0

Diyaarad Ay Leeyihiin Sida loomaleenayo Ciidamadda Mareykanka Ayaa Weerar Ku Qaaday Saldhig All-shabaab Ay Ku leeyihiin Dagmadda Jilib Ee Koonfurta Dalka Somaliya.

Dad Goobjoogayaal AH Ayaa saxaafadda sheegay iney Waxeelo Soo Gaartay Allshabaab.

Hoos ka dhageyso warbixin.