War Deg Deg Ah+Dhageyso Wafdi Xildhibaanno Ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Garbahaarey.

0

Mudanaal Ka Tirsan Baarlamanka Somaliya Ayaa Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Garbahaarey Ee Gobolka Gedo Si Ay Oga Qeyb Galaan Shirka Loogu Magacdaray Midnimo 2 Kaas Oo Maalmaha Soo Socda Ka Furmaya Magaaladda Garbahaarey.

Wafdigaan Ayaa waxaa Ku Soo Dhaweeyay Garbahaarey Odayaal iyo Waxgarad Halkaasi Horay Ugu Sugnaa, Ayadoonna Ay Shirar Kala Duwan La Qaadan Doonno Gudiga Howshaasi Loo Xilsaaray.

Amaanka Magaaladda Garbahaarey Ayaa Aad Loo Adkeeyay iyadoo Ciidamadda Dowladda Ay Mid Mid Ubaarayaan Gaadiidka Maraya Gudaha Magaaladda.

Goordhow Filo Codadka iyo Sawiradda: