Dhageyso+Daawo Sawiradda: Xoolihii Maanta Ku Sumoobay Duleedka Cabudwaaq.

0

Tuulada haanbeeyle oo u dhaxaysa dagmoyinka cabudwaaq iyo dhabad ayaa waxaa ku baqtiyaya xoola aad u fara badan ka dib markii aay ku sumooben dawo si qaldan loo siiyay oo aysan xirfad u lahayn dadka dagan tuuladaasi.

Hadaba maxamad warseme nuur oo ka tirsan ururka xanaanada xolaha ee saleerba oo saaka tagay tuuladaasi haanbeyle ayaan ka wareysanay.

waxaa wareystay Wariyaheenna Sharmaake Cabdi Khaliif oo ku sugan cabdudwaaq ugu horeyn waxa uu weydiiyay waxa uu la soo kulmay.

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso

DSCF4200 DSCF4201 DSCF4202 DSCF4203 DSCF4204 DSCF4205 DSCF4206 DSCF4207 DSCF4208 DSCF4209 DSCF4210 DSCF4211 DSCF4212 DSCF4213 DSCF4214 DSCF4215 DSCF4216 DSCF4217 DSCF4218

By: Sharmaake cabdi Khaliif

Xafiiska AGGM Ee Cabudwaaq.