Wararka Naga soo gaaraya Magaaladda Jowhar Ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhaxe Ayaa Sheegaya in Dab Xoogan Uu Ka Kacay Suuqa Weyn Ee Magaaladda Jowhar, wuxuuna dabkaasi billowday 10:00 Subaxnimo ee maanta.
Waxaa Daminta Dabkaasi iska Kaashanaya, Maamulka iyo Bulshadda Magaaladda Jowhar,Iyadoo La Maleenayo inuu dabkaan ka Kacay Suuqa Shidaalka Ee Jowhar.
Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhaxe Oo Uu Kamid Yahay Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe,
Maaha Markii Uhoreysay Oo Dab Noocaan Oo Kala Ah Uu Ka Kaco Suuqa Weyn Ee Magaaladda Jowhar, Dabayaaqadda Sanadkii Hore Ayuu Ahaa Markii Dab Noocaan Oo Kala Ah Uu Ka Kacay Gudaha Suuqa Weyn Ee Maagaladda Jowhar.
Hoos Ka Dhageyso Warbixin Uu Ka Diyaariyay Wariye Yuusuf Cabdi Shire: