Sheeko Gaaban Oo aad U Qosol Badan Gabadhii Quruxda Aadka U Jecleyd Iyo Jawaabtii Aay Ka Heshay Seygeeda..!!

0

Gabadh aad ugu qanacsan quruxdeeda, balse shaki kaga jiro illaa xadka uu saygeedu aaminsan yahay quruxdeeda ay u aragto xad dhaafka ayaa maalin maalmaha ka mid ah saygeeda weydiisay, “Horta, Anga iyo dayaxa maxaa aanu ku kala duwannahay dhinaca quruxda”