Cabsi ayaa laga qabaa in ay xirmaan goobaha Caafimaad Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ka dib markii ay soo wajahday xaalad adag oo xaga qalabka iyo tayada.
Rujaal Axmed Maxamed oo ah madaxa arrimaha bulshada ee degmadaasi ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee halkaasi aysan hagaagsanayn.
Warkan waxa sheegay Madaxa arimaha Bulshada Degmadaasi oo Dowlada Federaalka ka codsaday wax ka qabashada caqabadaha caafimaad ee Degaanka ka taagan.
HALKAN KA DHAGEYSO: