Daawo: Shakhsiga Sanadkii Tagay 2014 Ee Allgalgaduud Media Oo Loo Aqoonsaday Col. Bare Aden Shire (Bare Hiiraale).

0

Warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa waxa ay Shakhsiga Sanadkii Tagay 2014 u  Aqoonsatay Gudoomiyaha Golaha Nabada Iyo Horumarinta Jubba Col. Bare Aden Shire (Bare Hiiraale).

shaqsiga sanadka