Dhageyso: Ciidamada Amaanka Oo Sheegay In Bisha Ramadaan Xarumaha Dowladda Ammaankooda La Adkeeyay.

0

Muqdisho (AGGM): Saraakiisha ammaanka dowaldda Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in Bisha Barakeeysneed ee Ramadaan ee nagu soo Foolleh guud ahaan xarumaha dowaldda ammaankooda la adkeeyay maadaama falaagada Al-shabaab looga bartay inay Weeraro ku qaadaan Xaruumaha Dowladda Soomaaliya.

Xarumaha sida aadkaa loo adkeeyey ammaankooda ayaa waxaa ka mid ah xarunta Madaxtooyada Soomaaliya,ayadoona aad Arkeyso Biro Waa weyn oo lagu Xiray Meelaha laga galo Madaxtooyada Soomaaliya.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com