Dhageyso: Khilaafka U Dhexeeya Madaxweynaha Iyo R/wasaaraha Oo Sii Xoogeeystay, Madaxweyne Xasan “Baarlamaanka Siday U Xalin Jireen Khilaafkan Oo Kale Waa Inay U Xaliyaan”.

0

Muqdisho (AGGM):Khilaafka U dhaxeeya Madaxweynaha Dalka Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo R/wasaare C/weli Shiikh Axmed Maxamed ayaa waxa la sheegayaa inuu yahay mid sii baahay.

Warbixin xiiso badan hoos ka dhageyso.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com