Dhageyso: Shiinaha oo Sheegay in ay Gubayaan Gabar Soomaaliyeed oo Dalkooda ku Geeriyootay

0

China (AGGM): Dowladda Dalka Shiinaha  ayaa ugu baaqday Soomaaliya in dalkeeda laga Soo qaado Haweeneey Soomaali oo Dalka Hindia ku geeriyootay,hadii kale Mudo Shanbari ka dib ah lagubidoono.

Max’ed Xasan Axmed oo ah Wiil qaba Gabadha Dalka Shiinaha a ku geeriyootay oo lagu Magacabo Muna ayaa sheegay in aysan Haysan Qarash lagiu Soo qaado.

Waxaa uu intaa ku daray in Dowladda Shiinaha ay sheegtay in Sharciga u yaala uu yahay in ay Dadka Gubto islamarkaana uu ka Cabsi qabo in lagubo Meydka Xaaskiisii oo Dalkaasi ku Geeriyootay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com