Muqdisho(AGGM): Safiirka Dalka Sinigaal u fadhiya Soomaaliya C/risaq Awliyo oo warbaahinta Muqdisho kula hadlaya ayaa Dhaliil dusha oga Tuuray Xisbiga Dam-jadiid ee Talata dalka haya.
Awliyo ayaa sheegay in Xisibga Damjadiid uu Dalka Qabsaday islamarkaana uusan Soomaaliya hor mar la rabin.
Waxaa uu Baaq u diray Xildhibanadii Mooshinka ka kaeenay Madaxweynaha Soomaaliya uguna hanbalyeey Go’aanka ay gaareen.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com