Muqdisho(AGGM):Wasiirka Amniga Xukumadda Federaalka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta Dalka Dib ugu soo laabtay ayaa waxaa uu ka warbixiyey Safar uu ku tagay Dalka Ingiriiska.
C/kariin Guuleed ayaa sheegay in uu kulamo la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Laamaha Amaanka Dalka Birintin,waxana ay ka wada hadleen sidii Soomaaliya looga Taageeri lahaa Amaanka Dalka.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com