Muqdisho(AGGM): Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Dowldada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu beeniyey in Lacagihii la siin jiray Macalimiinta Waxbara Ardayda aada Dugsiyada ay helaan./
Waxaa uu sheegay in Banaanbaxii shalay uu ahaa Mid aad u qaldan oo la doonayo in Sharafta looga qaado Wasaarada Waxbarashada Soomaaliyeed.
Halkaan Hoose ka dhageyso Ka dhageyso Wareysi Agasimaha Guud
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com