Muqdisho(AGGM):Banaabax laga soo ababulay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Saaka ka socda Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.
Waxaa Xiran qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho qaar kood oo banaanbaxaasi dartiis oo xiray,waaxana ka mid ah wadad Maka Al-mukaramma ee Muhiimka Bulshada u ah.
Ujeedka Banaanbaxa ayaa ah mid lagoo soo horjeedo hadalkii Xildhibanada Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Madaxweynaha uu is Casilo.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com