Muqdisho(AGGM):Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan ku yeelanaya,waxaana kulanka Baarlamaanka ay Cod ugu qaadayaan Shirkada Garoonka Diyaradaha Maamudsha ee Favori.
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu Magacaabo Xildhibaan Fanax ayaa warbaahinta u sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uu maanta Go’aan ka qaadanayo Shirkada Favori ama la eryayo ama la Deenayo.
Halkaan Hose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com