Sawirka Maanta Iyo Wacdaraha Amiin Caamir (Amin Arts). May 6, 2014 0 Farshaxamiistaha weyn ee Soomaaliyeed Amiin Caamir oo lagu naaneyso (Amin Arts), ayaa qalinkiisa ku biiriyay sida uu Baarlamaanku ugu dhegan yahay Madaxweynaha Somaliya. Isha Ku Hay Allgalgaduud Media allgalgaduud@gmail.com