minneapolis(AGG): Alle ha u naxariistee waxaa Xalay Magaalada minneapolis ee Dalka Mareykanka ku Geeriyooday Raisul wasaarihii hore ee Dalka Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen oo Mudooyinkii danbe ku xanuun sanayey Dalka Mareykanka.
C/risaaq Xaaji Xuseen ayaa waxaa uu ahaa Siyaasi tan iyo Burburkii Dowladdi dhexe ee Dalka Soomaaliya ka maqnaa dalka islamarkaana Siyaasada Dalka la socday.
waxaana C/risaaq Xaaji Xuseen uu u geeriyooday Xanuun Dhanka Sambabka ah oo soo Food saarar kaas oo ugu danbeyn u Geeriyooday Xanuun kaasi.
waxaana dadka Soomaaliyeed ay Alle ugu baryayaan in Janadii Fardoowso ka waraabiyo Qabrigana Fitaax uu oga dhigo Aamiin
Halkaan Hoose ka dhageeyso War bixin ku saabsan Geeyrida
Audio Player