Muqdisho (AGGM): R/wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa lagu wadaa in dhawaan xafiiskiisa ku qabto shir Jaraa’id.
Sida ay horeyba u daabacday warbaahinta Allgalgaduud Media shalay ayaa waxaa soo baxaya in R/wasaaraha khudbadi uu ugu talogalay Baarlamaanka uu ku sheegi doono Shirkan Jaraa’id. Halkan guji kana akhriso warki shalay ay daabacday warbaahinta Allgalgaduud Media.
Waxaa leeysgu yeeray dhamana bahda saxaafada oo hadda ku sii qulqulaya xafiiska R/wasaare Saacid.
Isku wada duub oo waxaan ka wardhowtraynaa warka ka soo baxa R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com