Fikirkaaga Dhiibo: Maku Saxan Yihiin, Mise Waa Ku Qaldan Yihiin Xildhibaanada Inay Mooshin Keenaan Waqtigan Khilaafka U Dhexeeyo Madaxda Dowladda?

0

khilaafSida aan la socono waxaa khilaaf dastuuri ah soo kala dhexgalay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Iyo R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon haddaba fikirkaaga ka dhiibo, Maku Saxan Yihiin, Mise Waa Ku Qaldan Yihiin Xildhibaanada Baarlamaanka Inay Mooshin Keenaan Waqtigan Iyaga oo Aan Xalin KKhilaafka U Dhexeeyo Madaxda Dowladda?

Waxaad codkaaga ka dhiiban kartaa halkan amaba haddii aad eegto qeeybta midigta ah ee ay ku qoran tahay Featured Video hoosteeda guji halka ay ku sawiran tahay .VOTE

 

Halkan Guji Kana Dhiibo Fikirkaaga.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com